Discussion about this post

User's avatar
Mahad Amey's avatar

Waa cajiib runtii, maqnaanta mararka aan jeclahey waa marka aan joogo goobtayda shaqada oo laga sheekaynayo wax aan qabanayno balse aan marnaba la qabanayn.

Marka aan necbahayna waa marka aan la joogo qof ama qoraa aan xiisaynayo inaan ka guntado wax uun uu soo akhriyey.

Mahadsanid Salma, bogaadin baad mudan tahey.

1 more comment...

No posts

Ready for more?